Scammers are contacting taxpayers while pretending to be from the Michigan Department of Treasury, using out‑of‑state phone numbers. They may request payments or attempt to trick you into providing your bank account information. Always verify the source before sharing any personal or financial details.
Language Services - Soomaali (Somali)
Macluumaad Tarjuman
Tarjumaadda Barawsarka
-
Afeef
-
Safari
-
Google Chrome
-
Microsoft Edge
Waaxda Gobolka Michigan ma aqbasho wax mas'uuliyad ah waxayna ka afeefanaysaa dhammaan mas'uuliyadda ka dhalan karta isticmaalka tarjumaad kasta oo ay sameeyeen barnaamijyo ama barawsar dhinac saddexaad ah. Isticmaalka adeeg kasta oo dhinac seddexaad ay bixisa khatarteeda waxay saaran tahay isticmaalaha oo keliya. Macluumaadka la xariira adeegyada dhinac saddexaad waxaa loo bixiyaa oo keliya si loogu fududeeyo adeegsiga.
Desktop
- Fur boroowsarka Safari ka dibna dooro View, ka dibna ka dooro meenuga hoose turjumida ee Translation (Turjumida).
- Borowsarkaaga ku hagaajiso sida aad doorbideyso, luuqada aan ingiriiska.
- Tag boga intarneetka ee aad rabto in aad tarjunto.
- Badhanka Translate ayaa soo muuqan doona. Dhammaan boggaga inaan la tarjumin ayaa laga yaabaa.
- Dooro badhanka Translate kadibna dooro luqadda aad doorbideyso
iPhone ama iPad
- Fur Safari browser-ka ee ku jira aaladdaada gacanta kadibna tag bogga aad rabto inaad turjunto.
- Dooro astaanta ‘aA’ ee ku agtaalla barta cinwaanka si aad u aragto xulashooyinka bogga. Qaybta hoose ee meenuda ka dooro Translate to kadibna dooro luqadda aad doorbideyso.
- Dooro Enable Translation haddii uu soo baxo qoraal meenuda. Ogow in mar kaliye lagu soo muujin doono adiga si aad u furato tarjumaada.
- Qalabka Apple ee ku degsan nidaamka hawlgalka IOS ee ka facwayn 14.0 kuma jiraan habkan. Ku soo dejiso appka Google Translate ama appka Microsoft Translator qalabkaaga si aad u isticmaasho turjumaadda
Desktop
- Fur browserka Chrome kadibna tag bogga aad rabto inaad turjunto. Qoraal qaleed oo Google Translation ah ayaa soo bixi kara.
- Ka dooro luuqadaada aad doorbido liiska si aad u tarjunto bogga.
- Hadii aanu muuqan meenuda turjumida, dooro badhan Google translate. Ka dooro luuqadaada aad doorbido liiska si aad u tarjunto bogga.
- Si aad u gasho luqado badan oo turjumaad ah, dooro badhanka Google Translate, ka dibna dooro astaanta kicinta meenuda.
- Qaybta hoose ee meenuda, ka dooro Choose Another Language kadibna ka dooro luqadda aad doorbideyso qaybta hoose ee meenuda.
Taleefanka Android ama tablet
- Fur browserka Chrome ee ku jira aaladdaada gacanta kadibna tag bogga aad rabto inaad turjunto.
- Meenuda Turjumaada Google ayaa soo bixi kara.
- Ka dooro luuqadaada aad doorbido liiska si aad u tarjunto bogga.
- Si aad marin ugu hesho luuqada badan oo turjumid ah, dooro ikoonka menuda ka dibna dooro More language oo ka dibna ka dooro luuqada aad doorbideyso meenuda qaybteeda hoose.
- Kolka aad furto borowsarka Microsoft Edge, ka dooro sedexda dhibcood ee dhanka qaybta kore ee midig ee borowsarkaaga oo ka dib, dooro Setting taxana hoose ee meenuda.
- Dhinaca bidix ee shaashada browser-ka, dooro Languages kadibna ku hagaaji luuqada aad doorbidayso adoo dooranaya Add languages oona raacaya tusaalaha soo socda.
- Haddii aad booqato bog aan loo tarjumin luuqadaada aad doorbideyso, liis fariin gaaban oo tarjumaada ah ayaa laga yaaba in ay kasoo muuqato ciwaanka gabal fidsan.
- Raac tilmaamaha si aad u doorato luqadda aad rabto kadibna dooro Translate si aad bogga u turjunto.