The Michigan Department of State / Secretary of State will never ask people to send money or personal information via text message. Please contact the Michigan Department of Attorney General for more information on how to identify scams and to file a complaint.
Adeegyada luqadda - Soomaali (Somali)
Xogaha ilaha ee la turjumay
Tarjumaadda Barawsarka (dooro bog)
-
Afeef
-
Tarjun adigoo isticmaalayo Safari
-
Tarjun adigoo isticmaalayo Borowsarka Chrome
-
Ku turjun Adigoo Isticmaalayo Microsoft Edge-ka
Waaxda Gobolka Michigan ma aqbasho wax mas'uuliyad ah waxayna ka afeefanaysaa dhammaan mas'uuliyadda ka dhalan karta isticmaalka tarjumaad kasta oo ay sameeyeen barnaamijyo ama barawsar dhinac saddexaad ah. Isticmaalka adeeg kasta oo dhinac seddxaad ay bixisa khatarteeda waxay saaran tahay isticmaalaha oo keliya. Macluumaadka la xiriira adeegyada dhinaca saddexaad waxaa loo bixiyaa ujeeddo fududayn ah oo kaliya.
Desktop
Tarjumaadu waxey diyaar kutahay Carabi, Shiinees (La fudeediyey), Faransis, Garman, Taliyaani, Japanese, Korean, Portugueses, Russian, and Spanish.
- Fur Borowsarka Safari oona dooro Aragti, kadib Tarjumaad kujirta liiska marka hoos loso dhacdhaco. Borowsarkaaga ku hagaajiso sida aad doorbideyso, luuqada aan ingiriiska.
- Tag boga intarneetka oo aad rabto in aad ku tarjunto.
- Badhanka Tarjumaada waxa uu kaso muuqanaya dhanka midig ee ciwaanka gabalka fidsan. Tarjumaada waxa laga yaaba inaanan laga helin dhamaan boggagga.
- Dooro Badhanka Tarjumaada iyo luuqadaada aad doorbido.
iPhone-ka ama iPad-ka
Safari kujirta Telefoonada
Tarjumaadu waxey diyaar kutahay Carabi, Shiinees (La fudeediyey), Faransis, Garman, Taliyaani, Japanese, Korean, Portugueses, Russian, and Spanish.
- Fur Borowsarka Safari adigoo isticmaalayo telefoonkaaga oona aad bogga intarneetka aad rabto in aad ku tarjunto.
- Dooro calaamada aA kuxigta ciwaanka gabalka fidsan si aad u aragto doorashada goobta. Dhanka liiska marka hoos loso dhacdhaco, dooro ''Ku tarjun'' iyo luuqadaada aad doorbideyso .
- Dooro ''Furo Tarjumaad'' haddii liiska soo muujiyo. Ogow in mar kaliye lagu soo muujin doono adiga si aad u furato tarjumaada.
Telefoonada Apple-ka oo nidaamki hore kushaqeeya ka fa'aweyn IOS 14.0, kuma jiri doonto astaantan. Ka soo dajiso App-ka Tarjumaada ee Google-ka ama App-ka Tarjuma Microsoft-ka telefoonka si aad u awoodo isticmaalka tarjumaadka.
Desktop
- Fur Borowsarka Chrome oona aad bogga intarneetka aad rabto in tarjunto.
- Fariin wargelineed oo liiska Tarjumaada Google-ka ayaa laga yaaba in ey kasoo muuqato ciwaanka gablka fidsan hoose. Kadooro luuqadaada aad doorbido liiska si aad u tarjunto bogga.
- Haddii liiska tarjumaada uu soo muuqanin, dooro Badhanka Tarjumaada Google-ka laga hello dhanka ciwaamka gabalka fidsan. Kadooro luuqadaada aad doorbido liiska si aad u tarjunto bogga.
- Si aad ugu hesho luuqado badan tarjumaad, dooro Badhanka Tarjumaada Google-ka laga hello dhanka ciwaanka gabalka fidsan, oona dooro calaamada liiska waxqabadka. Laga soo bilawo liiska marka hoos loo so dhacdhaco, dooro ''Dooro luuqad kale'' oona kadooro luuqada aad doorbideyso liiska marka hoos loo so dhacdhaco.
Telefoonada Android-ka ama Tablet-ka
- Fur Borowsarka Chrome kujira telefoonkaaga oona aad bogga intarneetka aad rabto in aad tarjunto.
- Liiska Tarjumaada Google-ka ayaa laga yaaba in uu kasoo muuqdo badhanka shaashada. Kadooro luuqadaada aad doorbido liiska si aad u tarjunto bogga.
- Si aad u hesho tarjumaada luuqado badan, dooro calaamada ficilka oona dooro, ''Luuqado Badan'' oona kadib kadooro luuqada aad doorbido liiska marka hoos loo soo dhacdhaco.
Desktop
- Marka aad furto Borowsarka Microsoft Edge-ka, riix seddexda dhibic laga hello dhanka midig borowsarkaaga oona kadib, kadooro ''Dejinta'' liiska marka hoos loo soo dhacdhaco.
- Dhanka bidix borowsarkaaga window-ga, dooro ''luuqado'' oona hagaaji luuqadaada aad doorbido adigoo dooranaya ''kudar luuqado'' oona raac fariimaha gagaaban.
- Haddii aad booqato bog oo lagu tarjumin luuqadaada aad doorbideyso, liis fariin gaaban oo tarjumaada ah ayaa laga yaaba in ay kasoo muuqato ciwaanka gabal fidsan. Raac fariimaha gagaaban si aad u doorato luuqadaada aad doorbideyso oona dooro ''Tarjun'' si lagugu tarjumo bogga.
Macaamillada iyo adeegyada Xoghayaha Dawladda
-
Adeegyada turjumaada hadalka
-
Aqoonta imtixaanka darawalnimada oo la turjumay
-
Ku Buuxi Macaamilada Onlayn
-
Xarumaha Isu-adeegidda
-
Booqo xafiiska Xoghayaha Gobolka
Doorashooyinka iyo macluumaadka cod-bixiyayaasha
-
Diiwaangelinta codbixiyeyaasha
-
Coddeynta maqnaanshaha (guriga, boostada, ama goor hore xafiiska karraanigaaga)
-
Codaynta qof ahaan ee Waqtiga hore
-
Codeynta Maalinta Doorashada
-
Baro waxa ku qoran warqadda cod bixinta
-
Xuquuqdaada codbixinta
-
Waajibaadka tarjumaada doorashada deegaanka
-
khadka Difaaca doorashada
Foomamka iyo daabacaadyada
Ka dhex raadi macluumaadka iyo agabka doorashada ee la turjumay adoo isticmaalaya liiska Foomamka iyo Daabacadaha. Dooro luqadda aad door bidayso addoo isticmaalaya Luqadda si aad u shaandhayso dhammaan dukumentiyada la turjumay.
Codso Dukuminti la Turjumay
Si aad u codsato dukumeenti la turjumay, fadlan iimayl u dir MDOS-Access@Michigan.gov. Fadlan ku dar macluumaadka soo socda codsigaaga iimaylka ah:
- Magaca dukumeentiga.
- Luuqad loo codsanayo tarjumaadda.